Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Inta badan qalanjebiyayaasha ganacsiga waxaa ay doortaan xifad ku lug leh xisaabaadka, maaliyadda iyo suuq geynta, iyo kuwa kale oo dhowr ah. Cabdinaasir Muxumed Cabdi waa uu ka duwan yahay.
WAR SAXAAFADEED
XORRIYADDA HADALKA EE SOOMAALIYA: WELI LAMA HELIN
Axmed Diini Xasan waxaa uu aad uga warqabaa muhiimadda ay shaqada samafalka u leedahay nolosha dadka saboolka iyo kuwa nugul ee ka tirsan bulshada.
Muqdisho – “Munaasabadda Ciidu-adxada awgeed, waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan Soomaalida iyo qoysaskooda farxadda ciidda.
Mogadishu – Iyada oo ay beesha caalamka maanta xuseyso Maalinta Bani’aadamnimada Adduunka, ayaa mas’uul sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay walaac ka muujiyey khatarta ee ay la kulmaan shaqaalaha samafalka ee ka hawlgala Soomaaliya iyaga oo bartilmaameed u ah kooxaha hubeysan oo
Isagoo ku gudajira shaqadiisa ayaa Aweys Cabdullaahi Cabdiraxmaan waxa uu dhowr jeer ka gabbaday xabado lagu soo riday waxaa uuna si dirqi ah uu uga badbaaday geeri, iyada oo waayaraganimadiisa ku aaddan fidinta gargaarka bani’aadamnimo ee baahida weyn loo qabo ay u muuqatay sida qoraal laga soo
Muna Xaaji Yuusuf Cali waxaa ay markii ugu horreysay si toos ah ula kulantay maleeshiyaadka Al-Shabaab sanadkii 2012.
Geneva / Muqdisho – Warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobey ayaa ku boorisay Soomaaliya in ay ka amba qaaddo guulihii waaweynaa ee ay ka gaartay geeddi-socodka nabadda shantii sano ee u dambeysay ayna qaaddo tallaabooyin lagu xaqiijinayo in doorashoo
Bisha Agosto 12-keedi, iyada oo dunida dacalladeedi laga xusayay Maalinta Dhallinyarada Adduunka, ayaa boqollaal dhallinyaro Soomaaliyeed ku banaan baxeen waddooyinka si ay tallaabo u qaadaan isla markana wanaajiyaan bulshadooda taasi oo si cad u muujineysa kaalinta muhiimka ah ay ka qaataan naba
Sida sheekadiisa ay xuseyso, Salaad Yuusuf Caddoow waxaa 2015-kii ku dhashay arrin ku dhiiri gelisay in uu billaabo shirkad tiknooljiyad casri ah oo lagu magaacbo Danleey.