Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska, Dowladda Maraykanka, Sweden, Taliyaaniga iyo Itoobiya ayaa soo dhoweeyay horumarka laga gaaray in la kala caddeeyo hanaanka doorashada, garowsadayna faahfaahinta ku qeexan warmurtiyeedka M
Warar
![](https://unsom.unmissions.org/sites/default/files/styles/380x220/public/field/image/29439360156_428afa77d2_o.jpg?itok=5-GUkQD7)
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating, oo maanta la kulmay haween Soomaaliyeed oo ay hoggaamineyso Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqda Aadanaha, Zahra Cali Samatar, ayaa ballanqaaday in uu dadaal weyn u geli doono sidii dumarku kaalin mug leh ugu
![](https://unsom.unmissions.org/sites/default/files/styles/380x220/public/field/image/29160540280_f05fb184c6_o.jpg?itok=-b_Y1M65)
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Michael Keating (dhexda) ayaa la hadlaya weriyayaasha xili Qaramada Mioobay soo bandhigaysay warbixin ku saabsan xuquuqda madax banaanida fikirka ee lagu qabtay magaalada Muqdisho, Soomaaliya, 4tii bishii Sagaalaad ee 2016. Bidix waxaa fadhiya ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Raisedon Zenenga. Midigna waxaa ka xiga Kirsten Young, oo ah madaxa xuquuqul insaanka ee howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. UN Photo
Warbixin ay xorriyadda hadalka Soomaaliya ka soo saartay QM ayaa lugu soo dhaweeyey horumarka dalku indhawaalahan ka sameeyey ballaarinta nifaaska dadweynehu aragtidooda uga dhiibanayaan siyaasadda dalka.
![](/sites/default/files/un-default.png)
![](https://unsom.unmissions.org/sites/default/files/styles/380x220/public/field/image/29275380722_4516b33c41_o.jpg?itok=o8ZQOw4H)
Weriyayaasha Kismaayo oo galay sawir jamaaci gebegebada tababar ku saabsanaa soo tabinta doorashooyinka. Sawir QM