Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa cambaareeyay dilkii waxashnimada ahaa ee loo geeystay ugu yaraan 28 Keenyaati ah oo ahaa rakaab saarnaa bas, dilkaas oo ay geysteen dabley looga shaki qabo inay ka