Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Xuquuqda dijitaalka ah maahan waxa durbadiiba kugu soo dhacaya marka laga hadlayo horumarka Soomaaliya, laakiin Cabdifataax Xasan Cali ayaa isku dayaya in uu taas beddelo.
Muqdisho – Saaxiibada Caalamiga ah (ee hoos ku xusan ) ee taageera geedi-socodka dimoqoraadiyaynta Somaliland waxay soo dhoweynayaan heshiiska Xisbiyada Siyaasadeed ee Somaliland, ee la saxiixay 12kii July 2020, si loo qabto Doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo kuwa Baarla
Muqdisho - Waxaa horumar laga sameeyey baarista saamiyada Covid-19 ee Somalia oo heshay shaybaar, taasoo uu bogaadiyey Ergayga QM u fadhiya Somalia, oo sheegay inuu door wanaagsan ka ciyaarayo mustaqbalka.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee Caalamka (ee hoos ku qoran) waxay la socdeen khudbadii 27-kii Juun ay Golaha Shacabka ka hor-jeedisay Guddoomiyaha Gudduga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ), khudbada
Muqdisho – Isagoo ku guda jira booqasho uu maanta ku tegay Shaybaarka Qaran ee Caafimaadka Bulshada ee Soomaaliya (National Public Health Reference Laboratory), ayaa Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan dalka wuxuu bogaadiyay horumarka Soo
Kismaayo – Caasho Macallin waxa ay ku soo noqotay magaalo Xeebeedka Kismaayo ee kutaalla Koonfurta Soomaaliya bishii Maarso 2019, kaddib sanado badan oo ay ku qaadatay xereda qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka Kenya, halkaas oo ay xoogsato ku ahayd.
Muqdisho – Taageerada ay bixiyaan saaxiibada caalamiga ah waxay u suurto gelisay Soomaaliya inay bixiso tas-hiilaadka daryeelka bukaanka ee jawaab celinta uu dalka ka bixinayo cudurka faafa ee Covid-19, laakiin taageero caalami ah oo dheeri ah ayaa loo baahan yahay si looga caawi
Muqdisho – Maanta, Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, oo ay wehliso Wasiiradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka, Dr.
Muqdisho – Iyadoo xusaysa Maalinta Qaxootiga Adduunka, ayaa bahda Qaramada Midoobay ee ka hawlgasha Soomaaliya waxay maanta ku baaqday in la ilaaliyo guulihii laga gaaray yareynta dhibaatada heysata qaxootiga ku sugan Soomaaliya, iyadoo dalku uu xoogga saarayo ka-jawaab celinta a