Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda ee sannadkan ayaa ku soo beegmaysa xilli rabshado laayaan ah iyo dagaallo ay xasilooni darro ka abuurayaan dunida.
Warar
EQ QM u Qaabilsan Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay Ku-dhawaaqista Madasha Wadatashiga Qaranka ee Hanaan
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, SRSG Kay ayaa soo dhoweeyay ku dhowaaqista rasmiga ah ee lagu dhowaaqay Madasha Wadatashiga Qaranka ee Hanaanka Doorashooyinka 2016.
21 Sep 2015
EG ah ee QM Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya oo soo dhoweeyay caleema saarki Madaxweynaha Maamulka Ku
Kismaayo – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabislan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa soo dhoweeyay caleema saarki Sheekh Axmed Maxamed Islaam “Madoobe”, oo ah Madaxweynaha Maamulka Kumeelgaarka ah ee Jubba (IJA). [WARSAXAAFADEED]
16 Sep 2015