Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, (SRSG) Nicholas Kay, ayaa salaan kal iyo lab ah oo ku aaddan munaasabadda Ciidda Soonfurka (Ciidul Fitriga) u diray dadka Soomaaliyeed.
Muqdisho – Ergayga-gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaalia, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay ansaxinta uu baarlamaanka Federaalka ansixiyay, sagaalka xubnood ee Guddiga Maddax Banaan ee Dooroshooyinka Qaranka.
Muqdishu - Qaramada Midoobay, Urur-goboleedka (IGAD), Ururka Midowga Yurub,(EU) iyo Ergada Ururka Midowga Afrika ee joogta Soomaaliya (AMISOM), Iyo Dowladda Maraykanka ayaa soo wada dhoweeyay sida guusha leh ee maanta loogu soo gebagebeeyay doorashooyinka Maamulka Ku-meelgaarka l
Muqdisho – Qaramada Midoobay, Urur-goboleedka (IGAD), Ururka Midowga Yurub,(EU) iyo Ergada Ururka Midowga Afrika ee joogta Soomaaliya (AMISOM), Iyo Dowladda Maraykanka ayaa soo wada dhoweeyay sida guusha leh ee maanta loogu soo gebagebeeyay doorashooyinka Maamulka Ku-meelgaarka l
Muqdisho – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa hambalyo u diray dadka Soomaaliyeed iyo Dowladooduba, taas oo ku beegan 55 Guurada Madaxbanaanidooda.
Muqdisho - Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa hambalyo u diray dadka Soomaaliyeed iyo Dowladooduba, taas oo ku beegan 55 Guurada Madaxbanaanidooda.