Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Samira Xuseen Ducaale ayaa aaminsan in dagaalka xuquuqda haweenka uusan xudduud lahayn. In kastoo ay ku dhalatay, kuna barbaartay Kenya Samira Waxay u soo wareegtay Soomaaliya oo ah halka ay asal ahaan ka soo jeedo.
Macluumaadka halkan ku dheehan waa go’aano lagu gaaray wadatashashiyadii taxanaha ahaa ee sanadkii la soo dhaafay ee ku saabsanaa Hannaanka Doorasho 2016ka iyo kulamadii xigay ee Madasha Hogganka Qaran (MHQ).
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) Michael Keating, ayaa u hambalyeeyay dawladda Goboleedka cusub ee Hirshabelle oo dhamaystirtay qariidadda federaalka Soomaaliya.
Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Midowga Yurub (EU), Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, iyo Boqortooyada Midowday ee Britain ama Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay sida uu kusoo idlaaday geedi-socodkii maamul u samaynta Maamulka HirShabelle ee dhowaan la unka
WAR-SAXAAFADEED 25/2016
Caasha Cabdulle Siyaad waxaa u banaanaa in ay ku sii noolaato waddanka ay joogtay ee Canada halkaas oo ay ku haysatay nolol raaxo badan. Caasha waxaa ay ahayd macallin sharciyeysan oo xaafadaha wax ka barto. Hasa yeeshe, noloshaasi iyo shaqadaasi ma ahayn mid ay ku qanacsan tahay.
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Britain ama Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka waxay aad uga walaacsanyihiin in shaqsiyaad taariikhda ku leh colaado, falal dembi iyo argagixisnimo lagusoo daro liisaska
Munaasabad maanta lagu qabtay caasimada Soomaaliya ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed waxaa ay ku baaqeen in la helo caasimad nabad ah oo firfircoon taasi oo u horseedi karta horumar dhaqaale.
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Itoobiya, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Britain ama Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka waxay garowsadeen magacaabista xubnaha u tartamaya Aqalka Sare oo 8dii iyo 9kii Oktoobar ay soo kala magacaabeen golayaasha
Majmaca Culumada Soomaaliyeed ayaa taageeray qoondada 30 boqolkiiba ee matalaadda haweenka ee baarlamaanka, iyagoo sheegay in aysan diinta Islaamka diidanayn ka qaybgalka haweenka ee siyaasadda.