MUQDISHO
Warar

Cadaado – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay caleemasaarka Madaxweynaha Maamulka Ku-Meelgaarka Galmudug (MKGG), Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed.