Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Baydhabo – “Waxaan jeclaan lahaa isbeddello ka tarjumaya danaheenna,” ayay tiri Nuurto Maxamed, oo ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan Qasab 2 (IDPs), ee ka qayb galay kulankii maanta ee ka dhacay Baydhabo, Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Muqadisho – Soomaaliya iyo hay’adda Qaramada Midoobay ugu qaybsan dhaqanka iyo waxbarashada (UNESCO) ayaa maanta kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo dadaallada lagu ilaalinayo hiddaha iyo dhaqanka laguna wanaajinayo waxbarashada dalka.
Muqdisho – Kulan socday muddo sadd
Hargeysa – si uu uu qofku u tago xerada Naaso Hablood, waa inuu u maraa wado ciriiri ah oo ay ku yaallaan geedo tiitiin ah oo qodxo leh.
Muqdisho – In ka badan 100 qof oo ku nool Gobolka Banaadir ayaa ka qayb galay bilowga kulan looga tashanayo dib u eegista lagu samaynayo Dastuurka qabyada ah, kaasoo ay soo agaasintey Wasaaradda Arrimaha Dastuurka (MoCA).
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay mar kale carrabka ku adkeynayaan ballan-qaadkooda ku aaddan taageerada u diyaargarowga doorashooyinka heer federaal ee 2020/21.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay ka walaacsanyihiin arrimaha kasoo cusboonaaday Dowlad Goboleedka Galmudug ee soo ifbaxay markii lasoo gaaray marxaladdii gabagabada ee dadaalkii bilaha soo socday ee lagu dhisayay Dowlad Goboleed Galmudug oo mideysan oo xasill