Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Maxamed Cali Faarax waxa uu u qareemaa xuquuqda dadka naafada ah ee Soomaaliya ku nool-waxa uuna u go’ay in uu u dagaalamo raadinta xuquuqdooda isaga oo aas-aasay urur aan dowli aheyn (NGO) si uu ugu guuleysto hadafka uu hiigsanayo.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* (ee hoos ku xusan) ayaa soo dhoweeyay kulankii dhowaan dhexmaray Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo labo Madaxweyne oo hore, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif, kulankaas oo looga wada hadlay arrimaha hor
Muqdisho – Annagoo ah saaxiibada Somaliland ee heer gobol iyo caalamka ee hoos ku xusan* waxaan milicsanaynaa heshiiskii muhiimka ahaa ee dhexmaray xisbiyada siyaasadda bishii Luulyo 2019 kaas oo qirayay “ahmiyadda weyn ee ay leedahay qabsoomidda Doorashooyinka Baarlamaan iyo kuw
Muqdisho – Billowga ololaha sanadlaha ah ee caalamiga ah ee soconaya 16ka maalmood ee looga soo horjeedo xadgudubka ku saleysan dhedig-labka iyo jinsiga, ayaa Qaramada Midoobay waxay maanta muujisay muhiimada uu leeyahay horumar laga gaaro arrimahaas.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka ee hoos ku xusan* ayaa soo dhoweeyay qodobada ay ku heshiiyeen Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed, iyo Madaxweynaha Kenya, Mudane Uhuru Kenyatta, kadib shir ay ku yeesheen magaalada Nairobi 14kii Nofemba
Muqdisho – Iyadoo Afrika ay u dabaal-degeyso dhalinyarada, ayaa ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya wuxuu maanta aqoonsaday awoodda ballaaran ee ragga iyo haweenka dhalinyarada ah ee Soomaaliyeed ay ku biirin karaan nabadda iyo barwaaqo kusoo dabaalidda Soomaaliya.