Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Demoqoraadiyadda awgeed, ayaa Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya wuxuu maanta iftiimiyay muhiimadda gaarka ah ee [Demoqoraadiyaddu] u leedahay dalka oo isku diyaarinayo doorashooyin taariikhi ah oo ‘qof-iyo-cod’ ah.
Warar
![](/sites/default/files/un-default.png)
![](https://unsom.unmissions.org/sites/default/files/styles/380x220/public/field/image/joint_statement_som_12_0.png?itok=9I8Bjzjh)