Muqdisho – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayahay Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaalia Nokolas Kay, ayaa soo dhoweeyay doorashada Afhayeenka Baarlamaan Goboleedka Galmudug, kaas oo 27 Juun ay doorteen Xubnaha Baarlamaanka ee jooga magaalada Cadaado, Ergayga waxa uu hambalyeey