Muqdisho – Subaxnimo 2011-kii, Faadumo Ismaaciil Maxamed waxa ay dhiganaysey fasalkeeda 8-aad caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho iyada oo sugaysa inuu casharku u bilaabmo, markii ay si lama filaan ah saaxiibteed oo dhinaceeda fadhiday ay dhulka ku dhacd
Warar

