Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamka* ee Soomaaliya waxay soo dhoweynayaan ku dhawaaqista guddiga qabanqaabada baarlamaanka ee ah in doorashada Madaxweynaha ay dhici doonto maalinta Axadda ee 15ka bisha Maajo 2022.
New York - Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa si adag u cambaareeyey falkii argagixiso ee foosha xumaa ee Al-Shabaab ay ku qaadday xarunta jiidda hore ee Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ee degmada Ceelbaraf, gobolka Shabeellaha Dhexe, 3dii Maajo 2022.
New York – Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa si adag u cambaareeyey falkii argagixiso ee foosha xumaa ee Al-Shabaab ay ku qaadday xarunta jiidda hore ee Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ee degmada Ceelbaraf, gobolka Shabeellaha Dhexe, 3dii Maajo 2022.
New York – Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee Al-Shabaab ay shalay ku qaadeen saldhig ciidamada Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ay ku leeyihiin gobolka Shabeellaha Dhexe, Soomaaliya oo
Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay xoojinaysaa dowrka fir-fircoon ee hawl-wadeennada warbaahinta dalku ka cayaaraan bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda iyo sida loogu baahanyahay in la xaqiijiyo awooddooda si ay shaqadooda ugu
Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay xoojinaysaa dowrka fir-fircoon ee hawl-wadeennada warbaahinta dalku ka cayaaraan bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda iyo sida loogu baahanyahay in la xaqiijiyo
Muqdisho – Qoyska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya wuxuu salaan diiran u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidul-Fidriga awgeed.
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay soo dhoweynayaan doorashooyinkii guusha kusoo idlaaday ee loogu tartamayey jagooyinka guddoonka Aqalka Sare ee 26kii Abriil 2022 iyo Golaha Shacabka ee 27-28 Abriil 2022.