Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho - Cabdulqaadir Maxamed Cabdullaahi waxa uu ku dhashay miyiga gobolka Mudug ee Puntland, Soomaaliya, sannadkii 1992-kii, waxa uu ka dhashay qoys xoolo-dhaqato ah.
Muqdisho – Sida wiilal badan oo adduunka nool oo kale, Aweys Xaaji Nuur markii uu yaraa, waxa uu ku riyoon jiray in uu noqdo ciyaaryahan kubbadda cagta xariif ku ah.
Hargeysa – Booqasho uu maanta ku tegay Hargeysa, mas'uul sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayuu ku ballan qaaday inay hay’adda adduunka gacan ka geysan doonto dadaallada dib loogu dhisayo suuqa Waaheen oo dha
Muqdisho – Saaxiibada caalamka* waxay soo dhaweynayaan dhaarinta maanta ee xubnaha dhowaan la doortay ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Soomaaliya.
Doolow – “Anigu waxaan ahay 95-jir, weligayna ma arag abaar sidan oo kale ah. Xayawaanku way dhinteen, dadku hadda… waxaan si dhab ah ugu baahanahay taageero iyo dad na caawin kara.
Soomaaliya waxa ay wajaheysaa xaalad macaluul ah iyadoo duufaan aad u daran oo astaan u ah roob yari, qiimaha cuntada oo cirka isku shareeray iyo dhaqaale yari aad u badan ay keeneen in ku dhawaad 40% Soomaalida ay qarka u saarn
New York - Xoghayaha-Guud ayaa 11ka Abriil, 2022 wuxuu khadka taleefanka kula xiriiray Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ‘Farmajo’, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Muqdisho– Dadaallada lagu xaqiijinayo in codadka haweenka laga maqlo qaybaha warbaahinta Soomaaliya ayaa toddobaadkan helay dhiirrigelin kaddib markii la daahfuray ‘Bilan,’ oo ah warbaahintii ugu horreysay ee d