Muqdisho – Soomaaliya waxay hadda ka mid tahay dalalka ay sida ugu badan u taabatey dhibaatada cimillada taas oo si xun raad ugu yeelatey ikhtiyaarada maciishadda, uga sii dartey barakaca dadka, oo sii kordhisay sinnaan la'aanta iyo amni-darrada.
Warar
Muqdisho – Maanta waa Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada, oo ah munaasabad looga hadlayo arrimaha dhallinyarada adduunka looguna dabbaaldegayo kartida ay dhallinyaradu leeyihiin maadaama ay bah-wadaag yihiin bulshada caalamka ee maanta.