20 Aug 2024 War been-abuur ah: 001 Qaramada Midoobay waxa ay la socotaa warbixin lagu sheegay in qeybta ammaanka ee Qaramada Midoobay ay soo saartay, laguna faafiyay baraha bulshada, taas oo ah dukumeenti been-abuur ah. Dhacdooyinkii ugu dambeeyay Faarax Cumar Nuur: Suxufi ruug-caddaa ah, macallin iyo ololeeye horseed u ah horumarinta warbaahinta Soomaaliya Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada: 12 dhallinyaro Soomaali ah oo horseeday isbeddel iyo horumar