Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
WAR-SAXAAFADEED 02/2020
Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay bogaadisay dowrka haweenka Soomaaliyeed ay ka cayaareen horumarka dalkooda, waxayna sidoo kale dhiirrigelineysaa dadaallo ballaaran oo lagu xaqiijinayo ka-qeybgalkooda dhammaan qaybaha
Faadumo Cabdisalaan waxa ay leedahay hal-abuur ganacsi oo ay aad ugu dhiiran tahay, waxa ay ku ganacsataa magaalada dekedda leh ee Kismaayo.
Xirada qaxootiga ciriiriga badan ee Dhadhaab eek u taalla Waqooyi bari Kenya, waxaa ku nool dad ku dhow 220,000 oo u diiwaangashan qaxootinimo iyo magangaliyo doon. Badankood waxa ay ka yimaadeed Soomaaliya, iyadoo 56 boqolkii ay yihiin carruur.
Jowhar – Kulan wadatashi dadweyne ah oo sadex maalin socday ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalda Jowhar, kaasoo ay ka qeybgalayaasha matalaya qeybaha kala duwan ee bulshada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle ay uga doodeen iskuna dhaa
New York – Xubnaha Golaha Amaanka ayaa waxay garwaaqsadeen horumarka laga sameeyay diyaargarowga loogu jiro in Soomaaliya lagu qabto doorashooyin qaran dabayaaqada sannadka 2020 ama horraanta sannadka 2021, waxayna soo dhoweeyeen kaalinta ay arrin
Xubnaha Golaha Amaanka ayaa waxay garwaaqsadeen horumarka laga sameeyay diyaargarowga loogu jiro in Soomaaliya lagu qabto doorashooyin qaran dabayaaqada sannadka 2020 ama horraanta sannadka 2021, waxayna soo dhoweeyeen kaalinta ay arrintan ku leeyihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya, Baarlamaanka
Marwo Madaxweyne, Xubnaha Golaha:
Waxaan kuugu hambalyeynayaa Marwo Madaxweyne xilka madaxtinimada ee bisha Nofembar 2019. Sharaf ayey ii tahay maanta inaan idiinka warramo xaaladda Soomaaliya.