Muqdisho – 23 July 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay dilka loo geystay Saado Cali Warsame, oo ahayd haweeney xildhibaan ah oo ka tirsan Baarlamaan Federaalka Soomaaliya, wuxuuna caddeeyay inuu aad