Moqdisho – Qaramada Midoobay waxay xaqiijinaysaa inuu jiro shil diyaaradeed oo ay ku lug lahayd diyaarad Helicopter ah oo ay Qaramada Midoobay qandaraas kula jirto oo ka dhacay Galmudug, Soomaaliya. Diyaaradda helicopter-ka ayaa wadday duullimaad samata bixin caafimaad.