Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
New York - Xoghayaha Guud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab ay ku qaadeen Hoteelka Villa Rays ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dhaliyay khasaaro badan.
Muqdisho – Iyadoo ay billaabanayaan 16ka maalmood ee caalamiga ah ee u Hawlgelidda la dagaallanka Xadgudubka ku Salaysan Jinsiga ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay ku baaqeysaa In La Laballaabo dadaallada looga hortagayo waxna looga qabanayo xadgudubyada ka dhanka ah hawe
Muqdisho – Iyadoo ay billaabanayaan 16ka maalmood ee caalamiga ah ee u Hawlgelidda la dagaallanka Xadgudubka ku Salaysan Jinsiga ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay ku baaqeysaa In La Laballaabo dadaallada looga hortagayo waxna looga qabanayo xadgudubyada ka dhanka ah haweenka iyo g
Muqdisho – Awoodda ay dadku u leeyihiin inay saameyn ku yeeshaan mustaqbalka dalkooda iyagoo isticmaalaya xuquuqdooda dimoqraadiyadeed waxay ahayd mowduuca doodaha dadweynaha ee Muqdisho, Baydhabo, Kismaayo, Garoowe iyo Jowhar bilihii Oktoobar iyo Nofe
Boosaaso - Helitaanka caddaaladdu waa mid ku adag Soomaaliya.
New York – Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022, kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 100 qof, in ka badan 300 oo kalena ay ku dhaawacmeen.
New York – Xubnaha Golaha Ammaanku waxay sida ugu adag u cambaareeyeen falkii argagixiso ee bahalnimada ahaa ee ay Al-Shabaab ka geysatay magaalada Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022, kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 100 qof, in ka badan 300 oo kalena ay ku dhaawacmeen.
New York - Ka dib dib-u-eegistii istaraatiijiyadeed ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Taageeridda Soomaaliya (UNSOM), ayaa Golaha Ammaanka wuxuu maanta kordhiyay muddada hawlgalka iyo hawlihiisa ilaa iyo 31 Oktoobar 2023, sida ku cad qaraara
New York – Xoghayaha Guud wuxuu aad uga murugooday weerarkii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku dhinteen in ka badan 100 qof, tiro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen.