Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Ololaha sanadlaha ah ee soconaya 16-ka maalmood ee loogu dhaqdhaqaaqayo dadaallada ka dhanka tacaddiyada ku salaysan jinsiga ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, shir jaraa’id oo caasimadda ka dhacay ayaana lagu daahfuray.
Doorashada madaxtinimo ee ku soo fool leh dawlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa sarkaal sare ee Qaramada Midoobay ku boorriyey dhamaan dadka ku shaqada leh in dooradhada loo maro shuruucda u degsan doorashda si buu yiri loo helo codbixin xor iyo xalaal ah oo ka dhaqangasha baarlamaanka maamul go
Hawlgalka Kaalmaynt Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii dadka lagu laayay ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, ee la sheegay inay dad badan ku dhinteen kuna dhaawacmeen.
Dhacdooyinka soo shaac baxayay dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay, oo ay ka midyihiin kala-qaybsanaanta u dhexeysa dhinacyada ay arrintu ka dhexeyso, ka-hor doorashada madaxweyne ee ku soo fool leh Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa suurtagal ka dhigi kara inay rabshado horseed
WAR-SAXAAFADEED 10/2018
UNSOM oo Cambaareysay Rasaasaynta aan Sababta Lahayn ee loo Geystay Kolonyadi QM ee Ku Sugnayd Dowlad Goboleedka Galmudug
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta booqday magaalada Gaalkacyo, shirar taxane ah oo uu la yeeshay madaxda gobolada, ayaa ku celiyey baaqiisii in la xoojiyo iskaashiga ka dhaxeeya dowladda federaalka iyo maamul goboleedada.
Muddo toban sanno xoogaa ka badan gudaheeda ayaa in ka badan kun saxafi lagu dilay iyagoo gudanaya hawlahooda lagama maarmaanka ah. Sagaal ka mid ah tobankii dhacdo weli lama xallin, iyadoo qofna aan lala xisaabtamin.
Muqdisho - Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ayaa maanta sii waday kulamadii isbarashada ahaa ee hoggaamiyeyaasha dowlad goboleedada ayaa booqasho ku tagay Maanulka Koonfurta Galbeed, halkaas ka sheegay in loo baahan yahay in ay qabato doorashooyin “madax