Muqdisho – Iyadoo ay billaabanayaan 16ka maalmood ee caalamiga ah ee u Hawlgelidda la dagaallanka Xadgudubka ku Salaysan Jinsiga ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay ku baaqeysaa In La Laballaabo dadaallada looga hortagayo waxna looga qabanayo xadgudubyada ka dhanka ah hawe