Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
New York – Xubnaha Golaha Ammaanka waxa ay luuqadda ugu adag ku cambaareeyeen weerarkii argagixisada ahaa ee 12-kii Luulyo 2019 ka dhacay magaalada dekedda ah ee Kismaayo kaas oo dhimasho iyo dhaawac u geystay dad rayyid ah oo waxba galabsan.
The UN Secretary-General’s Special Representative for Somalia, James Swan, and the Jubbaland President, Ahmed Mohamed Islam (Madobe), address a joint press conference at the end of their meeting in Kismayo, Jubbaland on 15 July 2019. UN Photo / Abdikarim Mohamed.
Kismayo – Booqashadiisii kowaad ee uu ku tagay maamul gobolleedka koonfureed ee Jubaland tan iyo markii uu yimi, Ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya waxa uu taageero u muujiyey dadka deegaanka kaddib weerarkii argagixiso ee dada badan laayey todobaadkii hore
Kismaayo - Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan booqday magaalada Kismaayo laakiin waxaan kala imid dareen kala duwan. Waxaan dadka reer Jubaland la wadaagayaa dareenka xun ee khasaaraha ku dhacay ka dib weerarkii argagaxiso ee 12kii Luulyo.
Kismaayo – Ergeyga Garka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta booqday magaalada Kismaayo, caasimadda ku meelgaarka ah ee Jubaland, ka dib weerarkii argagaxisada ahaa ee la sheegay inuu galaaftay nolosha ugu yaraan 26 qof
WAR SAXAAFADEED 11/2019
New York – Xoghayaha-Guud waxa uu cambaareynayaa weerarkii argagixisanimo ee ka dhacay 12kii Luulyo magaalada dekedda ee Kismaayo, Soomaaliya.
Garowe – Booqashadiisii kowaad ee uu ku tago maamul gobolleed, Ergeyga Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya waxa uu markale adkeeyey taageerada hay’adda aduunka ee barnaamijyada horumarka iyo wadahadalada loo dhan yahay ee dhexmara Dowladda Federalka iyo Dowladaha Xubnaha ka a
Garowe – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta booqday magaalo madaxda Puntland ee Garowe wuxuuna la kulmay Madaxweynaha Dowlad Goboleedkaasi, Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirada.
Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan soo booqday Puntland kaddbna aan kulan mira-dhal ah la qaatay Madaxweyne Siciid Cabdullahi Dani iyo kooxdiisa.
Garowe – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Jamed Swan ayaa booqday caasimadda Puntland ee Garoowe maanta halkaas oo uu kula kulmay Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka, Siciid Cabdullahi Deni iyo xubno ka mid ah golihiisa wasiirada.