Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Middoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta soo dhoweeyay Dhismaha Golaha Fulinta Maamulka ku Meelgaarka ah ee Juba.
Muqdisho - Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Middoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta soo dhoweeyay Dhismaha Golaha Fulinta Maamulka ku Meelgaarka ah ee Juba.
Garoowe – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha Puntland ee la doortay, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo ay maanta doorteen xubnaha Baarlamaanka Puntland.
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa mar kale ku baaqay doorasho dhacda waqtigii loogu talagalay iyo geeddi-socod siyaasadeed ee lagama maarmaan ay tahay in lagu gaaro baarlamaan cusub oo ay Puntland
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa Ra’iisal Wasaaraha cusub, Cabdiweli Sheekh Axmed, ugu hambalyeeyay xilka loo magacaabay maanta ka dib markii Baarlamaanka Federaalka dalka uu cod aqlabiyad buuxda ku ans
Muqdisho – 10 Sebtember 2013 – Isaga oo ka hadlayay sannad-guurada kowaad ee ka soo wareegatay doorashadda madaxweynaha, Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u Qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Nicholas Kay, wuxuu yiri “Sannad ka hor maanta, ayaa xi
New York – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii lagu qaaday gaariga Axmed Maxamed Islaam Madoobe, oo ah Hogaamiyha Maamulka Ku-meelgaarka ah ee Jubba.