Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho - Kulan ay yeesheen mas'uuliyiinta dawladda hoose ee Soomaaliya, ayaa khabiir sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay uu muujiyey baahida loo qabo xal waara oo deg deg ah laga gaadho caqabadaha ka dhashay magaalaynta deg dega ah ee Soomaaliya.
Cabdiraxmaan Maxamuud Kullane waxaa uu rumeysanyahay fikrad aan caadi ahayn oo ku saabsan sida saaxiibbadiisa Soomaaliyeed ay u arkaan caalamka ku xeeran. Wuxuu aaminsanyahay in dadku aaney indhaha kaliya wax ku arkin ee laakiin ay qalbiyadoodana wax ku arkaan.
14kii Oktoobar 2017 Qaraxii gilgilay caasimadda Muqdisho kasoo sbabay dhimashada in ka badan 500 oo rayid ah ayaa weli ka sii qoyan maskaxda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Fadumo Xaaji Cali aadbey u nasiib badantahay.
Ka hor inta aanu dhamaystirin xilkiisa oo ah madaxa ugu sareeya Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Michael Keating ayaa xoogaa waqti ku bixiyay inuu dib u eego sannadihii u adeegayay iyo aragtida mustaqbalka uu ka qabo dalka ku yaalla Geeska Afrika
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabidda Nicholas Haysom ee ka soo jeeda Koonfur Afrika inuu noqdo Ergeygiisa Gaarka ah ee u qaabilsan Soomaaliya iyo madaxa Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.
Muqdisho – Mas’uul sare oo ka tirsan hay’adda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ku boorriyay haya’adaha dalka in ay dardargeliyaan ansixinta heshiis lagu wado in uu ilaaliyo isla markaana horumariyo xuquuqda aadanaha ee dadka naafada ah.
Najax Aadan Faarax waa un 22 jir, waana qoraa laga daabacay afar buug.