Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Soomaaliya waxa ay wajaheysaa xaalad macaluul ah iyadoo duufaan aad u daran oo astaan u ah roob yari, qiimaha cuntada oo cirka isku shareeray iyo dhaqaale yari aad u badan ay keeneen in ku dhawaad 40% Soomaalida ay qarka u saarn
New York - Xoghayaha-Guud ayaa 11ka Abriil, 2022 wuxuu khadka taleefanka kula xiriiray Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ‘Farmajo’, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Muqdisho– Dadaallada lagu xaqiijinayo in codadka haweenka laga maqlo qaybaha warbaahinta Soomaaliya ayaa toddobaadkan helay dhiirrigelin kaddib markii la daahfuray ‘Bilan,’ oo ah warbaahintii ugu horreysay ee d
Hargeysa– Todobaad ayaa laga joogaa markii uu dab qabsaday suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa. Weli waxaa la dareemayaa saameynta uu dabkan geystay, iyadoo qaar badan oo ka mid ah ganacsatada maxalliga ay ka la daallaadhacayaan saameyntiisa.
New York - Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay wuxuu soo dhoweynayaa asaaska dhowaan la asaasay Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).
Gaalkacyo – Booqasho ay maanta ku tageen magaalada Gaalkacyo ee waqooyiga Soomaaliya mas’uuliyiinta ugu sarreysa hay’adaha samafalka ee Qaramada Midoobay ayaa indhahooda ku arkay xaaladda qallafsan ee ay ku sugan yihiin bulshooyinka deegaanka ee gudaha ku baakacay iyadoo ay jiraa
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxaa dhiirigelin u ah in tiro ka badan 91 boqolkiiba kuraasta Golaha Shacabka hadda la doortay. Waxaan aaminsannahay in tani ay ka dhigan tahay dardar aan la joojin karin si loo dhamaystiro kuraasta harsan si dhakhso leh.
Muqdisho - Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxaa dhiirigelin u ah in tiro ka badan 91 boqolkiiba kuraasta Golaha Shacabka hadda la doortay. Waxaan aaminsannahay in tani ay ka dhigan tahay dardar aan la joojin karin si loo dhamaystiro kuraasta harsan si dhakhso leh.
Muqdisho – Iyadoo maanta loo asteeyay maalinta caalamiga ah ee ka wacyi gelinta iyo kaalmaynta miinooyinka, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta soo bandhigtay saamaynta ay musiibadani ku yeelatay Soomaalida, waxayna mar kale cadaysay inay taageerto sidii