Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* (ee hoos ku xusan) ayaa soo dhoweeyay kulankii dhowaan dhexmaray Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo labo Madaxweyne oo hore, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif, kulankaas oo looga wada hadlay arrimaha hor