Hadalka Ergeyga Gaarka ah ee QM u Qaabilsan Soomaaliya ee ku aaddan munaasabadda Ciidul Adxaa

26 Sep 2015

Hadalka Ergeyga Gaarka ah ee QM u Qaabilsan Soomaaliya ee ku aaddan munaasabadda Ciidul Adxaa

Muqdisho – 24 Sebtembar - Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, (SRSG) Nicholas Kay, ayaa salaan kal iyo laab ah oo ku aaddan munaasabadda Ciiddul Adxaa u diray dhamaan dadka Soomaaliyeed oo u dabbaal degaya (munaasabadda) Ciidul Adxaa kuna beegan gudashada hawlihii ugu muhimsanaa ee Xajka, booqashada barakaysan ee lagu tago Makka. [WARSAXAAFADEED]