Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo dhammaan Soomalida u rajeysay “Ciid Wanaagsan”

8 Jul 2022

Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo dhammaan Soomalida u rajeysay “Ciid Wanaagsan”

Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa ay dhammaan Soomaalida u direysaa hambalyada ciidda.
 
“Waxa ay bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya la wadaageysaa Soomaalida dabbaal-degga Ciidul Adxa, iyada oo uu jiro dareen ah dib-u-heshiin, niyad wanaag iyo nabad. Ciid Wanaagsan,”ayuu yiri James Swan, Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya.