War ka soo baxay Af-hayeenka Xoghayaha Guud ee QM

1 Mar 2019

War ka soo baxay Af-hayeenka Xoghayaha Guud ee QM

Xoghayaha Guud ee QM wuxuu si adag u cambaaraynayaa weerarkii argagixiso ee ka dhacay Muqdsho.

Wuxuu Xoghayuhu tacsi u dirayaa qoysaska iyo asxaabta dhibbanayaasha ku dhaawacmay oo uu u rajaynayo soo kabasho deg deg ah. Wuxuu Birmadka Somalia ku boorrinayaa inay adeeg la gaaraan dadka la qarxiyey.

Xoghayaha Guud wuxuu ku kalsoon yahay in Somalia aanay u joogsan doonin gacan ka hadalkan oo ay sii cayrsan doonto mustaqbal nabdoon oo baraare leh. Wuxuu ku celceliyey taageerada iyo hiillada QM ay siinayso dadka DF Somalia.

 

Stéphane Dujarric, Afhayeenka Xoghayaha Guud ee QM

Bookmark the Spokesperson’s website:http://www.un.org/sg/en/spokesperson