14 May 2022 - Muqdisho – Iyadoo la joogo habeenka ka horreeya doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayaa, Saaxiibada Beesha Caalamku waxay ugu baaqayaan dhammaan xubnaha Baarlamaanka inay waajibaadkooda dastuuriga ah u gutaan si ay ku jirto danta dalka.
Waxaan ku boorinaynaa...
06 May 2022 - New York – Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa si adag u cambaareeyey falkii argagixiso ee foosha xumaa ee Al-Shabaab ay ku qaadday xarunta jiidda hore ee Hawlgalka Kalaguurka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ee degmada Ceelbaraf, gobolka Shabeellaha Dhexe, 3dii Maajo 2022...
14 Apr 2022 - Muqdisho – Saaxiibada caalamka* waxay soo dhaweynayaan dhaarinta maanta ee xubnaha dhowaan la doortay ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Soomaaliya. Kaddib muddo ka badan hal sano oo dhammaan hay’adaha Soomaaliyeed ee la soo doortay ay dhaafeen waqtigoodii dastuuriga...
12 Apr 2022 - Soomaaliya waxa ay wajaheysaa xaalad macaluul ah iyadoo duufaan aad u daran oo astaan u ah roob yari, qiimaha cuntada oo cirka isku shareeray iyo dhaqaale yari aad u badan ay keeneen in ku dhawaad 40% Soomaalida ay qarka u saarnaadaan macluul.
Muqdisho - Malaayiin Soomaali ah...
05 Apr 2022 - Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxaa dhiirigelin u ah in tiro ka badan 91 boqolkiiba kuraasta Golaha Shacabka hadda la doortay. Waxaan aaminsannahay in tani ay ka dhigan tahay dardar aan la joojin karin si loo dhamaystiro kuraasta harsan si dhakhso...