Hawlgalkii Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayey shaqadiisa xirantay 31-kii Oktoobar 2024-kii, waxaana lagu bedelay Hawlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) Jimcihii, 1-dii Nofeembar 2024-kii, iyadoo la raacayo qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu ahaa 2753.
Isbadalka ayaa ka tarjumaya horumarka dalka ka jira, waxaana sidoo kale uu waafaqsan yahay codsigii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in xafiiska UNSOM lagu wareejiyo kooxda Qaramada Midoobay ee dalka, muddo labo sano ah marka la gaaro Oktoobar 2026-ka.
Xogta khuseeya hawlgalka UNTMIS waxaa laga heli karaa halkan:
05 Jul 2021 - Muqdisho – Saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya* waxa ay soo dhaweynayaan shirkii guusha ku soo dhammaaday ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee dhacay 29kii Juunyo, waxa ayna ku bogaadinayaan Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo...
19 Jun 2021 - Muqdisho – Intii lagu gudo jiray Maalinta Caalamiga ah ee Dabargoynta Xadgudubyada Jinsiga ee ka dhaca goobaha ay dagaalladu ka socdaan, ayuu ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya amaanay dadka kasoo kabanaya dhibaatooyinka la xiriira kufsiga, wuxuuna si...
27 May 2021 - Muqdisho – Saaxiibada Beesha Caalamka * ee Soomaaliya waxay soo dhoweynayaan shirweynaha Dowladda Federaaalka Soomaaliya – Dowlada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka (DFS-DXDF) ee guusha ku soo idlaaday magaalada Muqdisho...
20 May 2021 - Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay u arkaan shir-madaxeedka soo socda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya – Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah (DFS-DGXDF) ee ka dhacaya magaalada Muqdisho in uu yahay fursad muhiim ah oo ay...
08 May 2021 - New York – Xoghayaha Guud wuxuu soo dhaweynayaa magacaabista Mudane John Dramani Mahama oo u dhashay Dalka Ghana ah inuu noqdo Wakiilka Sare ee Midowga Afrika ee Soomaaliya wuxuuna muujiyay taageerada buuxda ee Qaramada Midoobay ee ku aaddan...
03 May 2021 - Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, wuxuu mar kale xaqiijiyay muhiimadda uu leeyahay...