Hawlgalkii Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayey shaqadiisa xirantay 31-kii Oktoobar 2024-kii, waxaana lagu bedelay Hawlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) Jimcihii, 1-dii Nofeembar, iyadoo la raacayo qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu ahaa 2753.
Isbadalka ayaa ka tarjumaya horumarka dalka ka jira, waxaana sidoo kale uu waafaqsan yahay codsigii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in xafiiska UNSOM lagu wareejiyo kooxda Qaramada Midoobay ee dalka, muddo labo sano ah marka la gaaro Oktoobar 2026-ka.
Inta la dhammaystirayo websaydka cusub ee UNTMIS, iyo baraha bulshada xogta khuseeya hawlgalka waxa laga heli doonaa:
25 Nov 2023 - Muqdisho – Iyadoo la xusayo billowga 16-ka maalmood ee ololaha dhaq-dhaqaaqa sanadlaha ah ee ka dhanka ah xad-gudubyada ku saleysan jinsiga, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta ku baaqday in horumar dheeraad ah laga gaaro la dagaallanka masiibadan, iyadoo diiradda la...
21 Nov 2023 - Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamka* waxay ka walaacsan yihiin halista xiisadaha oo kor u kaca, oo uu ka mid yahay abaabulka ciidamada ee Garoowe ka socda. Joogitaanka ciidamadan ayaa cabsi gelinaya dadka shacabka ah, taasoo keentay in iskuullada la xiro. Ma jirto wax...
27 Aug 2023 - Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamka* waxay si adag u cambaareynayaan sii hurinta colaadda Laascaanood, oo ay ka mid yihiin wararka sheegaya in dagaalku ku fiday bannaanka magaalada.
Waxaan ku boorineynaa dhammaan dhinacyada inay ku heshiiyaan xabbad joojin degdeg ah oo...
15 Jul 2023 - Sida loo jeediyey
Mudane, Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor',
Aan ku bilaabo in aan kaaga mahadnaqo soo dhoweyntii aadka u diiranayd ee aad u fidisay aniga iyo kooxdeyda. Tan iyo markii aan Soomaaliya imid horaantii bisha Juun, waxaan booqasho ku tagayey Dowlad-...
21 Jun 2023 - Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamka* waxay ka walaacsanyihiin dirirta ka socota Garowe iyo saamaynta ay ku leedahay dadka rayidka ah.
Saaxiibadu waxay ku baaqayaan in si degdeg ah loo dejiyo xiisadda, laguna soo dabbaalo xasillooni. Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan daneeyayaasha...
19 Jun 2023 - Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubyada Jinsiga ee xilliga colaadaha, Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta ku baaqday in sare loo qaado ilaalinta sharciga ee dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ka dhanka ah xadgudubyada galmada...