Hawlgalkii Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayey shaqadiisa xirantay 31-kii Oktoobar 2024-kii, waxaana lagu bedelay Hawlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) Jimcihii, 1-dii Nofeembar, iyadoo la raacayo qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu ahaa 2753.
Isbadalka ayaa ka tarjumaya horumarka dalka ka jira, waxaana sidoo kale uu waafaqsan yahay codsigii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in xafiiska UNSOM lagu wareejiyo kooxda Qaramada Midoobay ee dalka, muddo labo sano ah marka la gaaro Oktoobar 2026-ka.
Inta la dhammaystirayo websaydka cusub ee UNTMIS, iyo baraha bulshada xogta khuseeya hawlgalka waxa laga heli doonaa:
05 Apr 2022 - Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxaa dhiirigelin u ah in tiro ka badan 91 boqolkiiba kuraasta Golaha Shacabka hadda la doortay. Waxaan aaminsannahay in tani ay ka dhigan tahay dardar aan la joojin karin si loo dhamaystiro kuraasta harsan si dhakhso...
04 Apr 2022 - Muqdisho – Iyadoo maanta loo asteeyay maalinta caalamiga ah ee ka wacyi gelinta iyo kaalmaynta miinooyinka, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay maanta soo bandhigtay saamaynta ay musiibadani ku yeelatay Soomaalida, waxayna mar kale cadaysay inay taageerto sidii...
02 Apr 2022 - (Sida loogu diyaariyey in loo baahiyo, Muqdisho, 2 Abriil 2022)
Subax wanaagsan dhammaantiin waadna ku mahadsan tihiin ka soo qaybgalka shirkan jaraa’id.
Inta aanan akhrin bayaankayga, waxaan rabaa in aan qof walba ugu baaqo in uu igala qayb galo hal daqiiqo oo aamusnaan ah...
24 Mar 2022 - New York – War saxaafadeedka soo socda ee Golaha Ammaanka waxaa soo saartay Madaxweynaha Golaha, Lana Zaki Nusseibeh, (Imaaraadka Carabta):
Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa si kulul u cambaareeyay weerarradii argagixiso ee ka dhacay agagaarka Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde...
23 Mar 2022 - New York – Xoghayaha Guud wuxuu si kulul u cambaareynayaaweerarradii khasaaraha badan dhaliyay ee maanta lagu qaaday xarumo ku yaalla gudaha Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Wuxuu tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska dhibbanayaasha...
18 Mar 2022 - Muqdisho – Saaxiibada caalamiga* ah waxa ay la socdaan in doorashada in ka badan boqolkiiba 80 ee kuraasta Golaha Shacabka lagu dhameystiray waqtigii ay u qabteen Golaha Wadatashiga Qaran ee 15-ka Maarso.
Waxaan si xoog leh ugu boorrineynaa dhammaan daneeyeyaasha in...
18 Feb 2022 - Muqdisho – Saaxiibada caalamku* waxa ay ka war hayaan in doorashada kuraasta Golaha Shacabka ay qiyaastii kala bar qabsoontay.
Saaxiibada caalamku waxay mar kale hoosta ka xarriiqayaan baahida loo qabo in sixidda qaladaadka habraaca loo wajaho si dhexdhexaad ah oo daah...
11 Jan 2022 - Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay garwaaqsadeen in shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee socday 3-9 Janaayo lagu gaaray is-afgarad la isku raacay ee ku saabsan wax ka bedelka iyo dib u habaynta habraaca iyo dedejinta waqtiga doorashada Golaha...