Hawlgalkii Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayey shaqadiisa xirantay 31-kii Oktoobar 2024-kii, waxaana lagu bedelay Hawlgalka Kalaguurka ee Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) Jimcihii, 1-dii Nofeembar, iyadoo la raacayo qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu ahaa 2753.
Isbadalka ayaa ka tarjumaya horumarka dalka ka jira, waxaana sidoo kale uu waafaqsan yahay codsigii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in xafiiska UNSOM lagu wareejiyo kooxda Qaramada Midoobay ee dalka, muddo labo sano ah marka la gaaro Oktoobar 2026-ka.
Inta la dhammaystirayo websaydka cusub ee UNTMIS, iyo baraha bulshada xogta khuseeya hawlgalka waxa laga heli doonaa:
10 Jun 2023 - Sida loo jeediyey
Mahadsanid, Mudane Madaxweyne. Aan ku billaabo mahadnaq ballaaran oo aan ka celinayo soo dhowayntii aadka u diiranayd ee aan maanta idinkala kulmay adiga iyo wasiirradaada. Waa maalintii shanaad oo keliya inta aan Soomaaliya joogo, balse tani waa markii labaad...
03 Jun 2023 - Sidii loo jeediyey
Mudane Madaxweyne, wasiirrada, mas’uuliyiinta sare ee dawladda, shaqo-wadaagta ka socota Qaramada Midoobay – maanta maxay maalin weyn tahay!
Safar dheer ayey soo qaadatay in marxaladdan la soo gaaro. Mudane, waxay ahayd aragtidaada, in aan halkan oo ah...
29 May 2023 - New York – Xoghayaha Guud waxa uu si kulul u dhaleeceynayaa weerarkii dhawaantan ee ka dhanka ahaa Hawlgalka KMG Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ee lagu qaada fariisin ay ku shaqaynayeen nabad-ilaaliyeyaasha ka soo jeeda Yugaandha, oo ku yaalla magaalada Buulo Mareer,...
22 May 2023 - Muqdisho - Ka hor doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee Puntland ee dhacaya 25-ka Maajo, saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay shacabka Dowlad Goboleedka Puntland ee Xubinta ka ah Dowladda Federaalka ku bogaadinayaan sida ay uga go'antahay inay ka mirodhaliyaan...