Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
New York – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay wuxuu si kulul u cambaareynayaa weerarkii Jimcihii ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, kaasoo dhaliyay khasaare badan.
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii argagixisanimo ee xalay ka dhacay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, kaas oo la sheegay in lagu dilay ugu yaraan 32 qof tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen.
Garoowe – Inkasta oo dib-u-dhiska Soomaaliya uu socdo ka dib tobanaan sano oo ay ka jireen dagaallo, khilaaf siyaasadeed iyo dhibaatooyin bani’aadamnimo, baahiyaheedu waa ay badan yihiin.
Muqdisho – Iyaga oo ka hadlaya xuskii Maalinta Caalamiga ah ee Nelson Mandela, Qaramada Midoobay iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay maanta ka hadleen xaaladda xabsiyada dalka iyo muhiimadda ay leedahay sii wanaajinta xaaladaha xabsiyada iyo ilaalinta xuquuqda maxaabiista.
Garoowe – Mas'uulka ugu sarreeya Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta booqdey Dowlad-goboleedka Puntland, halkaasi oo mowduucyo kala duwan oo heer degaan iyo heer qaranba ah uu kala hadley hogggaamiyaheeda, Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Maxamed ‘Deni.’
(Sidii loo soo jeediyey)
Baydhabo – Sii-hayaha Xafiiska Ergeyga Gaarka Ah Ee QM U Qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta booqdey Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Isaga oo ku guda jira la-tacaamulkii joogtada ahaa ee uu shakhsi ahaan ula lahaa madaxda Dowlad-goboleedya
(Shirka Jaraa’id)
Mudane Madaxweyne, xubnaha sharafta leh ee Golaha Wasiirada, iyo bahda warbaahinta,