Muqdisho – Iyadoo xusaysa Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay iftiimisay shaqada muhiimka ah ee suxufiyiinta Soomaaliyeed ay ku soo tebiyaan caqabadaha cimilada ee dalkooda haysata waxayna dhiirigelisay in la kordhiyo tebinta.