Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Doolow – “Anigu waxaan ahay 95-jir, weligayna ma arag abaar sidan oo kale ah. Xayawaanku way dhinteen, dadku hadda… waxaan si dhab ah ugu baahanahay taageero iyo dad na caawin kara.
Soomaaliya waxa ay wajaheysaa xaalad macaluul ah iyadoo duufaan aad u daran oo astaan u ah roob yari, qiimaha cuntada oo cirka isku shareeray iyo dhaqaale yari aad u badan ay keeneen in ku dhawaad 40% Soomaalida ay qarka u saarn
Gaalkacyo – Booqasho ay maanta ku tageen magaalada Gaalkacyo ee waqooyiga Soomaaliya mas’uuliyiinta ugu sarreysa hay’adaha samafalka ee Qaramada Midoobay ayaa indhahooda ku arkay xaaladda qallafsan ee ay ku sugan yihiin bulshooyinka deegaanka ee gudaha ku baakacay iyadoo ay jiraa
Luuq/Muqdisho – Isagoo hortaagan gurigiisa cooshadda ah ee ku yaala kaam dadka soo barakacay oo ku yaala degmada Luuq ee Koonfurta Soomaaliya, ayuu Axmed Xasan Yarow eegayaa haraadiga webiga Jubba isagoo madaxa u ruxaya si quus ah.
Hargeysa – Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isu-duwaha Deegaanka iyo Arrimaha Bani’aadannimada ee Soomaaliya, Adam Abdelmoula, ayaa booqday Somaliland si uu u qiimeeyo xaaladda abaarta.
Muqdisho/New York – Qaramada Midoobay iyo iskaashatada gargaarka ee Soomaaliya ayaa soo saaray Qorshaha 2022 ee Waxqabadka Bani'aadantinimo ee Soomaaliya, xilli Soomaaliya ay weysay saddex xilli roobaad oo xiriir ah markii ugu horreysay muddo 30 sano ah.