BAYAANAADKA SAXAAFADDA
-
16 Oct 2014 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay ayaa cambaareeyay weerarkii Bambaano ee xalay kadhacay banaanka maqaayad caan ah oo ku taal Muqdisho taasoo sababtay dhimashada iyo dhaawaca dad badan.
-
13 Oct 2014 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay ayaa cambaareeyay weerarki loo adeegsaday qarax gaari oo xalay ka dhacay Muqdisho kaas oo keenay dhimashada iyo dhaawaca dad fara badan. Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu xaqiijiyay in ugu yaraan toban iyo sadex qofood lagu dilay halkaas.
-
04 Oct 2014 - Warsaxaafadeed 44/2014Muqdisho - Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG) Nikolas Kay ayaa hambalyo kal iyo lab ah u diray dhamaan Umadda Soomaaliyeed ee dabaaldegaysa munaasibadda Ciidul- Adh-xaaga .
-
31 Aug 2014 - Saaxiibada kasocdo caalamka oo soo dhoweeyay horumarka laga gaaray dib-u-heshiisiinta Kismaayo
-
29 Aug 2014 - Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya James P. McAnulty, Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay iyo Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michel Cervoned'Urso ayaa walaac weyn ka muujiyey ciidamada hubaysan ee la geeyey Saaxdheer gobolka Sool iyo khilaafka ka dhashay.
-
18 Aug 2014 - Hargaysa – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaliya (SRSG) Nicholas Kay ayaa saakay gaaray Hargeysa, caasimadda Somaliland, wuxuna ballan qaaday in la kordhinayo taageerada Qaramada Midoobay.
-
27 Jul 2014 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa salaam iyo bogaadin kal iyo laab ah u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed iyagoo maanta u dabbaaldegaya Ciidda Soonfurka ama Ciidul Fitriga.
-
03 Jul 2014 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay ayaa cambaareeyay dilka loo geystay Maxamed Maxamuud Xayd oo ahaa xubin ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed kaas oo lagu dilay Muqdisho maanta. Sidoo kale Ergeygu wuxuu dareen ka muujiyay weerarada ka socdo caasimada oo ay sheeganeyso Alshabaab, weeraradas oo bilowday bishan barakeysan ee Ramadaan.
-
28 Jun 2014 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa maanta hambalyo u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed iyagoo isu diyaarinaya bisha barakaysan ee Ramadaan.
-
08 Mar 2014 - Muqdisho – Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qarammadda Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa la dabaaldagaya maatna dadwaynaha soomaaliyeed, ku was oo u dabaaldagaya maalinta caalamka ee Haweenka Addunka. Sidoo kale, waxa uu Ergaygga ku guubaabiyay Dowladda Federaalka in ay balaariso fursadaha ay haweenka Soomaaliyeed ooga qayb-qaadan lahaayeen habka nabadaynta iyo dib-udhiska Qaranka Soomaaliyeed.