17 Aug 2020 - Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareynaysaa weerarkii argagaxiso ee lagu qaaday Hoteelka Elite ee magaalada Muqdisho maalintii Axadda, kaasoo sida la sheeegay ay ku dhinteen ugu yaraan 16 qof kuna dhaawacmeen dad kale oo badan.
17 Jul 2020 - Muqdisho – Saaxiibada Caalamiga ah (ee hoos ku xusan ) ee taageera geedi-socodka dimoqoraadiyaynta Somaliland waxay soo dhoweynayaan heshiiska Xisbiyada Siyaasadeed ee Somaliland, ee la saxiixay 12kii July 2020, si loo qabto Doorashooyinka Golaha Deegaanka iyo kuwa Baarlamaanka ee 2020ka.
23 May 2020 - WAR-SAXAAFADEED 09/2020Muqdisho – Bahda Qaramada Midoobay ee ka hawlgasha Soomaaliya waxay dhamaan dadka Soomaaliyeed u direysaa hambalyo diiran oo ku aaddan munaasabadda Ciidda Soon-fur ee Ciidul-Fitriga.
31 Mar 2020 - Muqdisho – Soomaaliya, sida dalal kale oo badan oo adduunka ah, waxay wajahaysaa caqabadda aan horay loo arag ee cudurka coronavirus (COVID-19).