03 May 2024 - Muqdisho – Iyadoo xusaysa Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka, ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay iftiimisay shaqada muhiimka ah ee suxufiyiinta Soomaaliyeed ay ku soo tebiyaan caqabadaha cimilada ee dalkooda haysata waxayna dhiirigelisay in la kordhiyo tebinta.
02 May 2024 - Isla sidii hadalka loo jeediyey
Subax wanaagsan.
Farxad weyn bey ii tahay in aan ku soo noqdey Baydhabo, waxaana aan rabaa in aan Madaxweynaha iyo kooxdiisa si weyn ugu mahadceliyo soo-dhoweyna ay maanta halkan igu soo dhoweeyeen. Nasiib-darro, tan ayaa sidoo kale ah booqashadeydii macasalaamada ahayd maaddaama aan Soomaaliya ka tegi doono muddo yar ka dib.
31 Mar 2024 - Muqdisho – Saaxiibada Caalamka ee Soomaaliya* waxay bogaadinayaan dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Federaalka ah ee lagu xaqiijinayo u hogaansanaanta Soomaaliya ee waajibaadka caalamiga ah iyo kuwa heer gobol ee khuseeya xuquuqul insaanka, oo ay ku jiraan xuquuqda carruurta. Waxaan rajeyneynaa iskaashi [sii socda] mustaqbalka oo aan la yeelano Soomaaliya oo iyadu xoojineysa dowrka ay ku leedahay fagaarayaasha caalamiga ah.
27 Jan 2024 - New York - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Raisedon Zenenga oo u dhashay dalka Simbabwe in uu noqdo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).
Mr. Zenenga waxa uu baddelayaa Anita Kiki Gbeho oo dhalashadeedu aheyd dalka Ghana, taas oo Xoghayaha Guud ee QM uu ugu mahadcelinayo shaqada daacadnimada ahayd ee ay ka qabatay Soomaaliya.
18 Jan 2024 - Muqdisho – Diyaarad xamuul ah oo Qaramada Midoobay qandaraas kula jirta ayaa maanta iyadoo degaysa ku soo dhacday garoonka diyaaradaha ee Ceel-Barde ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Diyaaradda ayaa sahay bini’aadantinimo u daabuleynaysay Hay’ada Cunada Aduunka WFP markay ka baxday dhabaha ay diyaaraduhu ku ordaan. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in hal qof uu ku dhintay laba kalena ay ku dhaawacmeen.
12 Jan 2024 - Muqbisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerar hoobiye ah oo Khamiistii lagu dilay xubin ka tirsan Ilaalada Qaramada Midoobay.