03 Jul 2014 - Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay ayaa cambaareeyay dilka loo geystay Maxamed Maxamuud Xayd oo ahaa xubin ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed kaas oo lagu dilay Muqdisho maanta. Sidoo kale Ergeygu wuxuu dareen ka muujiyay weerarada ka socdo caasimada oo ay sheeganeyso Alshabaab, weeraradas oo bilowday bishan barakeysan ee Ramadaan.
08 Mar 2014 - Muqdisho – Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qarammadda Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa la dabaaldagaya maatna dadwaynaha soomaaliyeed, ku was oo u dabaaldagaya maalinta caalamka ee Haweenka Addunka. Sidoo kale, waxa uu Ergaygga ku guubaabiyay Dowladda Federaalka in ay balaariso fursadaha ay haweenka Soomaaliyeed ooga qayb-qaadan lahaayeen habka nabadaynta iyo dib-udhiska Qaranka Soomaaliyeed.
31 Jan 2014 - Muqdisho – Ergaygga-Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta dareen kamuujiyay xiisadda isa soo taraysa ee ka jirta magaaladda Baydhabo, kuna saabsan shir looga hadlaayo dhismaha Dowladda Goboleed ku salaysan nidaamka Federaaliga ah.
20 Jan 2014 - Muqdisho – Ergaygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Middoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa maanta soo dhoweeyay Dhismaha Golaha Fulinta Maamulka ku Meelgaarka ah ee Juba.
08 Jan 2014 - Garoowe – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha Puntland ee la doortay, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo ay maanta doorteen xubnaha Baarlamaanka Puntland.