Baydhabo – Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay caleema-saarka Shariif Xasan Sheekh Aadan loogu caleema-saaray hogaanka Maamulka dhowaan la dhisay ee Kumeelgaarka ee Koonfur Galbeed (ISWA).
Dhacdooyinkii ugu dambeeyay
Ergeyga QM oo walaac ka muujiyay rabshadaha Somaliland, uguna baaqay dhinacyada in ay is xakameeyaan
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa walaac ka muujiyay rabshadii dhacday 15ka November xilligii laysku diyaarinayey doorashada baarlamaanka ee Soomaaliland.
15 Nov 2014