Muqdisho – Xarunta Maxkamadda Banaadir oo dib u dayactir loogu sameeyay ayaa si rasmi ah xariga looga jaray, si loogu taageero cadaaladda iyo sare u qaadida sharciga dalka Soomaaliya.
Dhacdooyinkii ugu dambeeyay
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabislan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii maanta ay xagjiriinta Al-shabaab ku qaadeen saldhigga AMISOM ee ku yaalla deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellada Hoose, halkaas oo ay m