Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Garowe – Samsam Siciid Maxamed waxay xilli hore oo aysan da’adeedu sidaa usii waynaynba garowsanayd in xaaladda ay haweenka Soomaaliyeed kunool yihiin aysan ahayn sidii loo baahnaa, ayadana uu saaran yahay waajib ay kaga qayb qaada
Muqdisho – Iyada oo soo gebagebeyneysa booqasho shan maalmood ah oo ay ku joogtey Soomaaliya, ayey sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay maanta ugu baaqday madaxda Soomaaliya in ay dardargeliyaan dadaallada ku aaddan dhameystir
Muqdisho – Tobaneeyo sano oo dagaal iyo qalalaase sokeeye ah ayaa waxyeelleeyay bii’ada Soomaaliya, iyadoo muddo dheer si adag diiradda loo saarayey baahiyaha bani'aadamnimo ee dalka.
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamka* waxay aad uga walaacsanyihiin dib-u-dhaca kusii socda geedi-socodka doorashada Soomaaliya.
Muqdisho – Maanta waa maalinta caalamiga ah ee soo afjaridda isla xisaabtan la’aanta dambiyada ka dhanka ah s
Muqdisho – Iyadoo si nabad ah ay ku soo gebagebowday codbixintii iyo ku dhawaaqista natiijada hordhaca ah ee hanaanka doorashada ‘hal qof iyo hal cod’ ee saddex degmo oo ka tirsan Puntland.
Muqdisho – Saaxiibada Beesha Caalamka* ayaa ka walaacsan dagaalka ka socda magaalada Guriceel ee Dowlad Goboleedka Galmudug.
HADALJEEDIYEYAASHA
Muqdisho– Iyadoo la xusayo Maalinta Qaramada Midoobay ee sannadkan, ayey madaxda ugu sareysa hay’adda caalamiga ah ee Soomaaliya ku sugan waxa ay maanta guud-mar ku sameeyeen qaar ka mid ah taageerada la siinayo Soomaaliya iyo caqabadaha hortaagan in Soomaalida lagu caawiyo tubta