Muqdisho– Iyadoo la xusayo Maalinta Qaramada Midoobay ee sannadkan, ayey madaxda ugu sareysa hay’adda caalamiga ah ee Soomaaliya ku sugan waxa ay maanta guud-mar ku sameeyeen qaar ka mid ah taageerada la siinayo Soomaaliya iyo caqabadaha hortaagan in Soomaalida lagu caawiyo tubta
Dhacdooyinkii ugu dambeeyay

Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ee Qaramada Midoobay u qaalbilsan Soomaaliya, Anita Kiki Gbeho, oo Kismaayo kula kulmeysa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islmaam 'Madoobe', 19ka Oktoobar 2021.