Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Aways Axmed Sardheeye waa xubin fir fircoon oo ka tirsan baarlamaanka maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, waxa uu had iyo goorba u taagan yahay inuu noqdo codka dhallinyarada Puntland.
Garowe – Iyaga oo soo gunaanadayey wadatashiyada ay guud ahaan Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federalka Soomaaliya kula yeelanayeen ayey manta wafdigii wakiilka ka ahaa qaar ka mid ah wadamada beesha caalamka ee Soomaaliya bahwadaagga la ah booqdeen
Kismayo – Booqashadii 3 - aad ee kulamo wada tashi ah oo lala yeelanayo maamullada Federaalka ah ee Somalia, ayay wefdi metelaya dalalka jaalka la ah Somalia, waxay manta booqdeen caasimadda KMG ah ee Jubbaland ee Kismaayo, taasoo lagu soo qaaday sida loo fulin karo howlaha qaran
Kismayo – Wakiilo ka socday Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Gobaleedka IGAD, iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta booqasho ku tegay Jubaland, waana kulankii saddexaad ee kamid ah kulamo wadatashi ah oo taxane ah oo ka kala dahacayay Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Fed
Beledweyne – Xilli ay gurayaan bihii ay fatahaadahaa dhigeen agagaarka Beledweyne, dadkii deegaanka ahaa ayaa isku dayaya in ay dib noloshooda caadiga ah ugu laabtaan laakiin ma aha hawl sahlan.
Muqdisho - Saaxiibada caalamka ee Soomaaliya* waxay soo dhaweynayaan hadal qoraaleedyadii ay soo saareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka Ahlu Sunna Wal Jamaaca (ASWJ) 12kii Disembar.
Jowhar – Wefdi ka socda jaalalka caalamiga ah ee Somalia ayaa booqday magaalada Jowhar, caasimadda maamul-goboleedka Hirshabelle, taasoo qayb ka ah wada tashi laga yeelanayo geeddi socodyo muhim u ah dalka 2020.
Jowhar – Wakiilada ka socday Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Gobaleedka IGAD iyo Qaramada Midoobay waxaa farxad u ah inay maanta booqasho ku yimaadaan Dowlad Goboleedka HirShabelle, waana kulankii labaad ee kamid ah kulamo wadatashi ah oo taxane ah oo ka kala dahacaya Dowlad
Baidoa – Jeer uu sii dhamaanayo sanadka 2019-ku, waxaa Baydhaba oo hadda looga taliyo KG ku kulmay qaar ka mid jaalalka caalamiga ah ee saaxiibka la ah Somalia, taasoo qayb ka ah wadatashiyo dhowr ah oo lagu wajahayo saamileeyda siyaasadda iyo gobollad
Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Xuquuqul Insaanka awgeed, ayaa ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya wuxuu maanta ugu baaqay dhalinyarada dalka inay sii amba-qaadaan horumarka la gaaray ilaa iyo hadda ee lagu dhowrayo xuquuqul insaanka oo bulshadooda u ah asaas muhii