Garowe – Madaxaa Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bani’aaddinimada ayaa mas’uuliyiinta maamul goboleedka Puntland ku boogaadiyay dadaalladooda ku aaddan abaaraha iyo dib u soo kabsashada, isaga oo ka digay in ay dhibaatada hadda jirta aysan dhammaan.
Dhacdooyinkii ugu dambeeyay
Shamsa Cabdullahi Bybook: Haweeney u ololeeysa xuquuqda caafimaadka taranka ee haweenka Soomaaliyeed
Muqdisho - Shamsa Cabdullaahi Bybook waxaa ay ahayd kalkaaliso da’ yar oo ku jirta da’da labaatanaad markii ay dalka ka qaxday, kaddib markii xiisadaha ka jiray Muqdisho ay sii xoogeeysteen sanadkii 1989-kii, si ay nolol cusub uga bilowdo Boqortooyada Ingiriiska.
14 Feb 2018