Ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya oo cambaareeye dilka Mudanaha Baarlamaan

8 Jul 2014

Ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya oo cambaareeye dilka Mudanaha Baarlamaan

Muqdisho – 3-da July 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay ayaa cambaareeyay dilka loo geystay Maxamed Maxamuud Xayd oo ahaa xubin ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed kaas oo lagu dilay Muqdisho maanta. Sidoo kale Ergeygu wuxuu dareen ka muujiyay weerarada ka socdo caasimada oo ay sheeganeyso Alshabaab, weeraradas oo bilowday bishan barakeysan ee Ramadaan. }